id
stringlengths
3
5
title
stringlengths
1
196
text
stringlengths
4
95.7k
785
George W. Bush
w:tr:George W. Bush George W. Bush waa Madaxweynihii hore ee wadanka Maraykanka. Kadib qaraxii 11. september 2001 ayuu go'aansaday inuu ku duulo saaxiibkii hore ay hubka kala iibsan jireen, oo baryihii dambe ka hor yimid (interest-conflicts). Dagaalka Ciraaq ilaa haddda waxaa ku dhintay ka badan 100,000 oo qof. Siyaas...
786
Muqdisho
Muqdisho (naanays: Xamar) waa caasimada Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya, waxa ayna ku taalaa galbeedka Badda Soomaaliyeed, waa magaalo qurux badan oo indhuhu soo jiitaan, oo aay Badda Soomaaliyeed kaga wareegsan tahay sadax jiho. Waxaa magaalada Muqdisho dhidibada loo aasay waqti aad u fog oo...
1028
Aljeeriya
Aljeeriya (Algeria) / Carabi: الجزائر al-Jazāir, Carabi Jazaa'iri Carabi: الدزاير al-dzāyīr; Luqada Amasiiqi: ⴷⵣⴰⵢⴻⵔ; Faransiis: Algeirs), si rasmi ah Jamhuuriyadda Dadweynaha ee Aljeeriya, waa wadan madaxbannaan oo dhaca qaarada Afrika, xeebta badda Mediterraneanka. Caasimadda iyo magaalada ugu dadka badan waa Algiers...
1032
Afrika
Afrika (; Af Carabi: أفريقيا) waa qaarada labaad ee ugu weyn qaaradaha aduunka kadib qaarada Aasiya dhanka baaxada iyo dhanka dadkaba. Baaxada Afrika waxay la'egtahay c. 30,244,050 km² (11,677,240 mi²) tiradaas waxaa ku jira dhamaan jasiiradaha lagu xisaabo Afrika. Afrika baaxadeeda waxay dabooshaa 20.3% baaxada dhulka...
1033
Marka
Marka (Carabi: ماركا, Ingiriis: Merca, Talyaani: Merca) waa magaalo ku taala gabaldhaca magaalada Muqdisho una jirto ☃☃☃☃, Marka waa caasimadda gobolka Shabeellaha Hoose waxaana lagu yaqaan quruxdeeda iyo dhaqanka eey dadka degan haaystaan kaasoo aad uga duwan kuwa kale. Waxaa bari ka jirta Badweynta Hindiya Sannadle a...
1515
Ogaden
Ogaadeen (loogu dhawaaqo Ogadēn; , ) ama Huwan waa deegaan ku yaallaa dhulka Soomaali Galbeed kaasi oo ay degaan Dad Soomaali ah. Deegaanka Huwan ama Ogaadeeniya waa ilaa 200,000 square kilometres, taasi oo xad la leh Itoobiya, Djibouti, iyo Kenya. Intaasi waxaa dheer, magaalooyinka ugu caansan waxaa ka mid ah Jigjiga,...
1519
Daarood
Daarood (; ) waa beel ka mid ah beelaha Soomaalida kuwaasi oo degan Geeska Afrika. Beesha Daarood waxaay degtaa wadanka Soomaaliya , Jubaland Galmudug iyo Puntland wadanka Itoobiya iyo deegaano ka tirsan wadanka Kiinya. Guud ahaan, beesha Daarood waxaa ka farcama reero badan oo ka mid ah Mareexaan: Absame, Harti (Majee...
1587
Wikibidhiya
Qeexida Wikibidhiya Magaca Wikibidhiya waa isku darka kooban laba kelmadood, wiki iyo encyclopedia (insaykalobeedhiya). Taariikhda Wikibidhiya wuxuu u bilaabay sidii mashruuc dhinac ah Nubidhiya, web-ka qaamuus oo bilaash ah oo maqaalladiisa ay qoreen khabiiro. Larry Sanger, oo la aasaasay Nubidhiya Jimmy Wales, ay...
1588
World Wide Web
Shabakada isku xirka Caalamka (Ingiriis: World Wide Web) loona soo gaabiyo WWW inta badana loo yaqaan Web , kaas oo loo isticmaalo isku xirka dokumentiyadda iyada oo la adeegsanayo qadka Internetka, Teknooloji Internet
1590
2001
2000 - 2001 - 2002 waxyaabihii ugu waaweynaa ee dhacay sanadkaas waxaa ka mid ahaa. - 11 sebteembar 2001 waxaa la qarxiyey guryaha WTO, World Trade Center ee ku yaaley magalada New York. Dhacdooyin Dhalashooyin Dhimashooyin Madaxda Aduunka Sanad
1602
Internet
Internet waa hab aduunka oo dhan u furan iney isu dhaafsadaan ogaalka,wacaasha, cilmiga, ganacsiga iwm. Internet wuxuu ka kooban yahay Shabakadda Kumbuyuutarrada (Ingriis: Computer Network). Kuwaasoo xogta (Ingriis: Data) isu dhaafsada habka loo yaqaan internet protocol. Wuxuuna ka kooban yahey malyuumaad shabakkadood ...
1603
Talyaaniga
W:Es:Italia Talyaaniga, ama Jamhuuriyadda talyaaniga W:it:italia() waa dawlad ku yaalaa qaarada yurub. Waxa uuna xuduud la wadaagaa wadamada Faranca iyo wadanka swisarland iyo wadanka Ostariya. Waqtiga gumeysiga, qusuusiga Maxamuud Macallin Cagadhiig oo Darwiish ahaa, baa guuldarray Talyaaniga magaalada Beletweyne dhe...
1604
Berbera
Barbara (, ) waa magaalo xeebeed oo ku taalo gobolka Saaxil ee Somaliland. Magaalada Berbera waxay leedahay dekad ugu wanaagsan qaybta Bada Cas ka hooseysa, waana ilaha dhaqaalaha ee wadanka somaliland Berbera waa magaalo caan ah, oo aad u da wayn, sidda ay ku tilmaaman tahay buugaagta taariikhdda ee ay qoreen rag uu ...
1683
Hawiye
Hawiye () waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawiye waxay walaalo yihiin Beesha Dir iyagoo ku wada abtirsada odayga Irir oo ka mid ah sagaalka Samaale. Hawiye ayaa kow ama laba kaga jira badnaanta ti...
1686
Isaaq
Isaaq ama Isaxaaq) (guud ahaan loo yaqaano Reer Sheekh Isaxaaq) waa beel ka mid ah Dadka Soomaalida ee ku dhaqan Jamhuriyada Somaliland. Waxaanay deegaan ahaan ku dhaqan yihiin Somaliland, Itoobiya iyo Jabuuti. Taariikh Sida ku xusan buugaag wakhtiyo hore la qoray iyo Dhaqan Soomaaliga, beesha Isaaq waxay ka soo tafi...
1687
Saylac
''Maqaal ku saabsan magaalo taariikhiga ah ee Saylac, faahfaahin fiiri Saldanadii Adal Saylac (Carabi: ; ; ) waa magaalo xeebeed taariikhi ah oo ku taala gobolka Salal ee dalka Somaliland. Magaalada waxay ku taalaa waqooyi-bari Gobolka Awdal, waxayna aad ugu dhowdahay wadanka Jabuuti oo u jirtaa ilaa 120 km. Magaalada...
1692
Mida Rumeed Kaniisada Ciise
Mida Rumeed Kaniisada Ciise (Ingiriis: The True Jesus Church), Waa kaniisad Kiristaan oo xur ah. Waxaa lagu aasaasay wadanga China ilaa 1917. Maantay ilaa 1.5 million xubin oo gusugan 45 Wadan. Christmas laba dabaaldego. Kaniisadaha Shiinaha
1694
Midabtakoor
Midab Takoor (Ingiriis: racism) waa yasid lagu yasaayo qof kale midabkiisa ama muuqaalkiisa. Midab Takoorka waxaa soo raaca Addoonsi Takoor iyo Quudhsi Faahfaahin Addoonsigu waa yasid, xaqirid, liidid, khasbid iyo jujuubid dadka loola dhaqmo si axmaqnimo, waxashnimo iyo bahalnimo ah oo dadnimada ka baxsan, iyadoo dad...
1709
Af-Ingiriisi
Afka Ingiriiska (; Af Carabi: لغة إنجليزية) waa luuqad looga hadlo dhowr wadan waxeeyna tahay luqod caalamka aad looga xishmeeyo. Asal ahaan Afka ingiriiska wuxuu ka yimi luqadda Afka Laatiiniga, waxaana lagu alifey wadanka Ingiriiska. Fiditaanka uu Afka ingiriiska ugu fidey dunida waxaa sabab u ah gumeysigii Ingiriisk...
1815
Hindiya
{{Dalalka |native_name = Hindiya |conventional_long_name = |common_name = Hindiya |qaarada = |sawir_calan = Flag_of_India.svg |astaan_calan = Vande Mataram"Waa kuu sujuudaa Hooyo" |image_map = Indi...
1816
Itoobiya
Itoobiya (; , , ) sida rasmiga ah loo yaqaanno Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka Itoobiya, waa wadan ku yaal Geeska Afrika, waxa uuna xuduud la leeyahay wadamada Jabuuti, Suudaan, Ereteriya, Soomaaliya iyo Kiinya. Caasimada Itoobiya waa Addis Abeba. Wakhtiga gumeysiga, dagaal badan baa udhaxeeyey dawladda Darwiish ...
1824
Keligii taliye
kaligii taliye waa nin aan dadkiisa soo dooran oo xoog ku qabsaday. sida aan wada ogsoonahayna marka laga yimado xiligii kaligii alaha u naxariistee kaligii taliye maxamed siyad bare ayad moodaa sida loo maleynayay dhicida siyaad iney dan u noqoneyso somaliyoo idil ayaa waxa dhacday in caqabad aad u dhib badneyd runtii...
1825
Ururka Aftahan
Ururka Aftahan Org Ururka Aftahan (aftahan organisation) waxa la aasaasay horraantii 2001-dii, isagoo ku hawl geli jirey darka ama mareegta internetka ee www.aftahan.com . Darkaas oo ku hawlannaa, akhristayaashiisana ku soora dhuuxa iyo nuxurka macaan ee suugaanta, dhaqanka iyo afsoomaaliga ayaa waxa uu haatan u xuub...
1901
Buunadada Bardhere
Buundada Bardhere waa buundada ugu weyn buundooyinka Somalia, kana soocan qaab dhismeedka Buundada, Aidoo kale waxay kaga duwan thy buundooyinka kale ee Bardhere waa buundo sadax qeybood leh sida qeyb dhexe oo ay maraan gawaarida iyo qeyb kale oo ay adeegsadan Dadka.
1903
Cabdullaahi Yuusuf
Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka (carab:عبدالله يوسف أحمد) (Noolaa 1934 - 2012 ) waxa uu ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Cabdulaahi Yuusuf Waxa uu madaxweyne kumeelgaar ah ahaa taariikhda marka ee u dhaxeesay 4 Oktoobar 2004ta ilaa 29 Diseembar 2008.Cabdullahi Yuusuf waxa uu dhintay tariikhdu markay ahaad 23kii...
1909
Soomaaliland
Soomaaliland (Af Ingiriis: Somaliland; Af Carabi: صوماليلاند , ), si rasmi ah Jamhuuriyada Soomaaliland (Af Ingiriis: Republic of Somaliland, Af Carabi: جمهورية صوماليلاند Jumhūrīyat Ṣūmālīlānd), waa dal ku taala Geeska Afrika, waxay xad la leedahay Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya. Somaliland waxey kamid tahay dhulki...
1912
Yurub
Yurub (; Af Carabi: أوروبا) waa qaarada ugu xigta dhinaca galbeed ee arliga weyn ee la isku yidhaahdo "Eurasia" kaasi oo ka kooban qaarada Aasiya iyo Yurub. Qaarada Yurub waxaa dhinaca waqooyi ka dhaca Bada Arktik, dhinaca galbeedka waxaa ka xiga Badweynta Atlaantik, dhinaca koonfureed waxaa ka dhaca Bada Mediterraniya...
1914
Faransiiska
W:Es: Francia Faransiiska (; ) sida dowliga ah loo yaqaano Jamhuuriyadda Faransiiska (; ) waa dalka mid ah dalalka kuyaala galbeedka qaarada Yurub. farnsiisku waxa uu kakoobanyahy dhul kal fog fog iyo jasiirado kuyaala goobo aad uga fog dhulwaynaha faransiiska waxa kale oo farnsiiska kamida halka looyaqaano Faransiis ...
1919
Kismaayo
Kismaayo (; ; loo qoro: Kīsmāyū; Italian: Chisimaio) waa caasimada gobolka Jubbada Hoose, waxaayna caasimada Muqdisho u jirtaa 528km. Kismaayo waxaa hormaro Wabiga Jubba oo biyahiisa ku shubo Badweynta Hindiya. Waxa uu maraa meel 15km u jirta magaalada. oo u dhaw Goobweyn, Shacabka degan magaalada Kismaayo waxaa ay gaa...
1921
Raxanweyn
Raxanweyn waa qabiil ku yalo Somalia oo ka mid ah Digil iyo Mirifle. Waa beel Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada Bay, Bakool,Gado,Jubada Dhexe, Jubada Hoose & Shabeelada Hoose. Digil iyo Mirifle waa beel kamid ah beelaha soomalida , waa dad tariikh weyn ku leh dhulka somalida iyo wadamada Soomaaliya xaduudda la leh. R...
1978
Kenya
Kenya , si rasmi ah Jamhuuriyadda Kenya (), waa waddan ku yaal Bariga Afrika . Baaxada Kenya waa 580,367 kiiloomitir oo laba jibbaaran (224,081 sq mi), waa dalka 48aad ee adduunka ugu weyn marka loo eego guud ahaan bedka. Iyada oo ay ku nool yihiin dad ka badan 47.6 milyan oo qof tirakoobka 2019, Kenya waa waddanka 29...
1979
Gaalkacyo
Magaalo Ku taal Bartamaha Soomaaliya. Kana mid ah Magaalooyinka waawayn ee Dalka. Magaaladan Sanadihii U danbeeyay waxaa ku socday Hormar balaaran. Tilmaamaha Ka dib markii madax-bannaani ay qaadatay Soomaaliya sanadii 1960, Gaalkacyo waxaa laga dhigay caasimada gobolka mudug. [10] Goobta Galkacyo waxay ku taallaa w...
1983
GCompris
GCompris ("J’ai compris", "Waan fahmay" afka Faransiiska) waa barnaamij kumbuyuutar oo loogu talagalay caruurta da’dooda u dhaxayso 2 ilaa 10-sano. Shaqooyinka qaarkood waxay u muuqdaan kuwo ciyaarkaliya ah, laakiin shaqo walba waxaa lagaleeyahay muraad waxbarasho. Qaybaha uu barnaamijka ka koobanyahay waxaa ka mid...
1984
Afarta xilli
Afarta xilli (; ) waa xilliyada afarta ah ee jawiga iyo [cimilo|cimilada]] aduunka wakhti dhan hal sano (356 maalmood). Gu, Xagaa, Dayr iyo Jilaal waa afarta xilli uu ka koobanyahay sanadka soomaalida. Gu,(Spring) Waa xilli roobeedka ugu muhiimsan xilliyada uu dalkeennu roobka helo wuxuuna ka bilowdaa (Maarso, Abri...
1986
Kumbuyuutar
Haku khaldin "Kombuyuuterka Dhabta" Kumbuyuutar (; ) waa aalad elektaroonig ah u habaysan inuu qaabilo macluumaad iyo samaynta qoraallo ama xog muhiim ah isla markaasna u samysan inuu ku kaydiyo meelo kala gaar ah, badanaa kumbuyuutarku wuxuu xogtaas la wadaagi karaa qalab ama kumbuyuutar meel kale yaala iyadoo loo ma...
1992
Cutub:Caawin
Cutubyada caawinaada Wikipedia waa qamus furan (fasaxan) kaasi oo ay isticmaalayaashiisa si wada jir ah u wada qorayaan. Bogan waxaad ka heli doontaa macluumaad la'xiriira wikipedia:ha, sidii aad usiticmaali lahayd iyo sida uu ushaqeeyo. Tafaasiil guud oo ku saabsan Wikipedia Waxaad ka heleysaa waxa ku jiro wikipe...
1994
Wiki
Guuleed Garaad (Barkad) waa reer ka kamid ah qaabiilka ugu wayn geeyga soomaalida ee Dhulbahante, ''' Wiki
1995
Awdal
Kani waa maqaal ku saabsan gobolka Awdal. Boqortooyadii hore ee deegaanka Awdal fiiri Adal. Awdal waa gobol ku yaalo Galbeed ka dalka Somalia. Awdal waxay ka go'day gobolka Woqooyi Galbeed ayna noqotay gobol 1984. . Dhinaca bariga waxay xuduud la leedahay Maroodi Jeex iyo saaxil Dhinaca GalbeedKa waxay xuduud la leed...
1997
Baay
Bay waa gobol ka mid ah Gobollada Soomaaliya, wuxuuna ku yaallaa bartamaha koofur-galbeed. Gobolka Bay wuxuu xuduud la leeyahay gobollada kala ah Bakool, Gedo, Hiiraan, Jubbada Dhexe iyo Shabeelaha Hoose. Magaalamadaxda gobolka Bay waa Baydhabo, waxay magaalamadaxda Soomaaliya ee Muqdisho u jirtaa 256 km oo ay kaga aad...
1998
Bakool
Bakool waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya wuxuuna ku yaalaa koonfir-galbeed ee Soomaaliya. Degmooyinka gobolka Bakool Xudur Ceelbarde Tiyeegloow Waajid Rabdhuure Buurdhuxunle Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu waa xudur waana gobol Ilaahey ku maneysatey xoolaha nool iyo beeraha. Qabaa'ilada dago gobolkaan...
1999
Bari (Gobol)
Tirokoobkii (Qiyaas) UNka ee 2008 waxa uu dadka deggan gobolka Bari ku qiyaasay 15,300,000 oo ruux oo dhalasho ahaan Soomaali wada ah. Dadka gobolka dega waxaa loo yaqaan Reer Bari. Qaybta maamul ee rasmiga ah ee Soomaaliya, gobolka Bari waxay ka kooban yihiin lix degmo oo soo socda: [6] degmada Alula, degmada Bandarba...
2000
Galguduud
Galguduud ama (galgaduud) waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya wuxuunu ku yaalaa bartamaha Soomaaliya. Waqooyi waxaa ka xiga gobolka Mudug, koonfur gobolka Hiiraan, Shabeellaha Dhexe, galbeed gobolka Soomaali-Galbeed iyo bari oo ka xigta Badweynta Hindiya. Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Dhuusamareeb dhaq...
2001
Gedo
Gedo (, ) waa gobol ka tirsan wadanka Soomaaliya, kaasi oo looyaqaano Jubada Sare waxuu dhacaa xadka wadanka Kiinya, iyo I Ethiopia Gobolka Jubada sare waxaa magaalo madax u ah magaalada Garbaharrey Sida ku xusan taariikhda dadka Soomaalida gobolkan waxaa la aasaasay wakhtigii 1980maadkii waxaana xad la leeyahay dee...
2002
Hiiraan
Hiiraan (, ) waa gobol ka mida gobolada ku yaal bartamaha soomaaliya, xad la leh gobolllada Shabeelaha Dhexe, Galgaduud, Shabeelaha Hoose, Baay, Bakool iyo Gobolka soomaali Galbeed ee Itoobiya. Magaalo madaxda Gobolka waa Beledweyne oo ah magaalo aad u qurux badan. Gobolka waxaa mara wabiga Shabeelle ee ka yimaada dha...
2003
Jubbada Dhexe
Jubbada-Dhexe waa gobol ku yaala koonfurta Soomaaliya. wuxu ka mid yahay 18 gobol ee somaliya ka koobantahay Magaalo madaxda gobolkaan waa Bu'aale.Gobolkaan waxuu xuduud la leeyahay gobolada kala ah Gedo,Bay, Jubbada Hoose, Shabeelaha Hoose iyo Badweynta Hindiya oo kaga dhegan dhinaca bariga, sidoo kale gobolkaan wuxuu...
2004
Jubbada Hoose
Jubbada Hoose (, ) waa gobol ka tirsan wadanka Soomaaliya, kaasi oo looyaqaano Waamo waxuu dhacaa xadka wadanka Kenya, Gobollada Jubbada Dhexe iyo Gedo waxaa magaalo madax u ah magaalada Kismaayo Hordhac Jubbada Hoose waxaa uu ku yaallaa koonfurta Somaaliya gobolka waxuu xad la leeyahay Kenya, gobollada Soomaalida ee...
2005
Mudug
GalMudug waa gobol ka tirsan gobolada Soomaaliya, gobolka wuxuu xad la leeyahay dalka Itoobiya gobolka galgaduud gobolka nugaal, bari waxaa ka xiga Badwaynta hindiya gobolka dhaqaalihiisa wuxuu Ku tiirsan yahay xoolaha nool. waaxana Dagah beelo soomaaliyeed .. Gobolkaan waxaa degen dad lagu qiyaaso 131,455 oo qof, t...
2006
Nugaal
Gobolka Nugaal waa Gobol kamida 18kii Gobol ee Soomaaliya. Gobolkan waxa uu leeyahay Ahmiyad muhiim ah, waxaana ku taal Magaalada Garoowe, oo ah Caasimada Puntland iyo Magaalada ugu Kobaca badan Soomaaliya. Eyl, Oo ah Magaalo Taariikhi ah, kana Mid ahayd xarumihii Daraawiishta. iyo Buurtinle oo ah Degmo Muhiimad wayn k...
2007
Sanaag
Sanaag (, ) waa gobol ka mid ah Gobolada Somaliland. Gobolka Sanaag waa gobolka ugu wayn Gobolada Somaliland. Gobolkan waxaa magaalo-madax u ah caasimada Ceerigaabo. Gobolka waxa bariga xuduud la leeyahy Soomaaliya Muuqaalo Degmooyinka Gobolka Sanaag ugu waaweyn Ceerigaabo Magaalo madax Badhan Degmo Las Qoray Degm...
2008
Shabeellaha Dhexe
Shabeellaha Dhexe (; ; waa gobol ka tirsan 18 gobol ee Jamhuuriyada Soomaaliya, waxa uuna dhacaa Koonfurta Soomaaliya. Gobolkan waxaa mara Webiga Shabeelle iyo Badweynta Hindiya oo dhinac marta. Magaalo madaxda Gobolka Shabeellaha Dhexe waa Jowhar. Hordhac Shabeellaha Dhexe deegaan ahaan waxa u badan Beelaha abgaal i...
2009
Shabeellaha Hoose
Shabeellaha Hoose (, ) waa gobol ka mid ah deegaanada koonfurta Soomaaliya. Hordhac Gobolka Shabeellaha Hoose wuxuu ku yaalaa koonfurta dalka Soomaaliya waxaana magaalo madax u ah Magaalada Marka, dhaqaalihiisa wuxuu ku tiirsanyahay beeraha, xoola iyo Kaluumeysiga. Gobolkaan waxa uu xaduud la yeeyahay gobolada kala ...
2010
Sool
Sool waa gobol ku yaala Waqooyiga wadanka SSC, Somalia. Waxay xuduud la leedahay Togdheer dhanka galbeed, Sanaag dhanka waqooyi xuduud la leh Dalka Itoobiya waxay ka xigtaa dhanka koonfureed. Caasimadeeda gobolka waa Laascaanood . Taariikh Gobolkaan waxay xarun u ahayd boqortooyada Daraawiishta ee saldhiga ahayd do...
2011
Togdheer
Togdheer waa Gobol ka tirsan jamhuuriyadda Somaliland. Gobolkaan wuxuu xuduud la leeyahay gobolada kala ah Saaxil, Maroodi Jeex, Sanaag iyo Sool, koonfurta na waxaa ka xiga Itoobiya. Caasimada gobolku waa Burco. Gobolkaan waxaa ku yaalo magaalooyin taariikh weyn kuleh jamhuuriyada Somaliland sida magaalada sheekh oo ...
2056
Isniin
Isniin waa maalin usbuuceed, waxeyna u dhaxaysaa Axadda iyo Talaadada. Isniin waa maalinta sadexaad ee isbuuca Islaam ahaan , waana maalinta koowaad ee isbuuca marka laga fiiro istandharka ISO 8601, waxay badanaa tahay maalinta wadama gaalada shaqada laga bilaabo. luqada Ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Monday, mida F...
2058
Talaado
Talaado waa maalin usbuuceed, waxeyna u dhaxaysaa Isniinta iyo Arbacada. Talaado waa maalinta afaraad ee usbuuca dhicana istandharka ISO 8601 waxay ka tahay maalinta labaad ee usbuuca. luqada Ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Tuesday, mida Finnishakana Tiistai Todobada maalin ee Todabaadka Sabti Axad Isniin Tala...
2061
Sabti
Sabti waa maalinta Todobaadka ugu horeeysa, waxeyna u dhaxaysaa Jimcaha iyo Axadda. Sabti waxay dhinaca istandharka ISO 8601 ka tahay maalinta lixaad ee usbuuca. Kalandarka Roomaanka iyo Yuhuuda waa maalinta usbuuca ugu dambeyso. luqada Ingiriiska waxaa laguyiraahdaa Saturday, mida Finnishakana Lauantai. Tan Jermalk...
2062
Axad
Axad waa maalinta labaad ee Todobaadka, waxayna u dhaxaysaa Sabtiga iyo Isniinta. axad waxay dhicana istandharka ISO 8601 ka tahay maalinta todobaad ee usbuuca. Kalandarka gaalada waxay u tahay maalin fasax ah oo aanan la shaqynin luqada Ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Sunday, mida Finnishakana Sunnuntai. Todobada m...
2063
Kalandar
Maalintiris (; ) waa magaca guud ee xisaabinta iyo tirinta wakhtiga, taasi oo inta ugu badan lagu xisaabiyo maalin, todobaad, bil iyo sanad. Dunida aan ku noolnahay waxaa jira tiro badan oo Kaalendaro ah kuwaasi ooy isticmaalaan qoomiyado iyo dalal kala duwan. Kuwa ugu caansan ee dunida inteeda ugu badan laga isticmaa...
2064
Arbaco
Arbaco (, ) waa maalin ka mid ah maalmaha Todobaadka , waxeyna u dhaxaysaa Talaadoda iyo Khamiista. Arbacada waa maalinta shanaad ee todobaadka dhicana istandharka ISO 8601 waxay ka tahay maalinta sadaxaad ee usbuuca. Maalmaha Todobaadka Sabti Axad Isniin Talaado Arbaco Khamiis Jimco Maalmaha usbuuca
2065
Jimco
Jimco waa maalin usbuuceed u dhaxayso khamiista iyo sabtiga, waana maalinta fasaxa ee umadda islaamka Jimaca waa maalinta ugudanbeyso ee usbuuca, dhicana istandharka ISO 8601 waxay madax weynihii hore ee jamhuuriyada fadaral ka itoobiya mudane qoslaaue ka tahay maalinta shanaad ee usbuuca. luqada Ingiriiska waxaa lag...
2066
Khamiis
Khamiis waa maalin usbuuceed, waxeyna u dhaxaysaa Arbacada iyo Jimcaha. Khamista waa maalinta lixaad ee usbuuca, dhicana istandharka ISO 8601 waxay ka tahay maalinta afaraad ee usbuuca. luqada Ingiriiska waxaa laguyiraahdaa Thursday, mida Finnisgggggghakana torstai Todobada maalin ee Todabaadka Sabti Axad Isnii...
2067
Todobaad
Todabaadka ama Usbuuc , sitimaan wuxuu ka koobmaa todobo maalmood oo kala ah, Sabti Axad Isniin Talaado Arbaco Khamiis Jimco Sanadkii waxaa ku jiro ilaa iyo 52 usbuuc Shalay Berri Mustaqbalka Bilaha
2068
Samo ku waar
Samo ku waar (; ) waa heesta Calanka Somaliland taasi oo ereyada iyo laxanka sameeyay abwaan Xasan Sheekh Mumin. Hordhac Badhtamihii sanadkii 1997 ayaa abwaan Xasan Sheekh Mumin halabuurey heesta Samo ku waar. Qoraalka Heesta Tixraac Redsea-online - Anthem Xigasho Redsea Online YouTube Somaliland Heesaha qaramada
2069
Taariikh Dhaqameedka Gadabursi
Tarikhda salal ee ciisaha INTA DAGMO EE UU KA KOOBAN YAHAY GOBOLKA SALAL AMBA GUBAN Gobolka Salal waxu ka bilama lowyacade ilaa bulaxar degmoyasha ugu weyne waxa kamida ah : 1. Degmada Saylac 2. Degmada lughaye 3.Degmada Xarirad 4.Degmada Cabdilqadir iyo Gerisa Laba degmo waa inta uu ka kooban yahay Gobolka S...
2075
Wajigahore
'CASAAWAJALLAAH NOO GARGAAR WAAN CABSANAYNAA' Casaawajalla noo gargaar waan cabsanaynaaye Cidii qoomu Luud iyo thamuud amase reer caadba Nabi Nuux kuwii caasiyay ee caadilkaba diidey Cajabtii fircoon lagu dhuftey cadawyadii diinta Kuwii cawdii loogooyay ee ciribta loo siibey Iyo camalka soomaaliyeed wey is celiyaane ...
2096
Aasiya
Aasiya (Eeshiya, ; Af-Carabi: آسيا; ) waa qaarada ugu weyn Dhulka iyo tan ugu dadka badan leh, taasi oo dhacda meel u dhaxaysa dhamaan qaaradaha kale ee dhulka. Qaarada Aasiya waxay ku fadhidaa dhul baaxadiisu le'eg tahay , taasi oo u dhiganta ilaa 30% dhulka Dunidan iyo 8.7% oogada sare ee meerahan. Intaas waxaa dheer...
2097
Ameerikada koonfureed
Boga "Latin Amerika" halkan ayaa laga soo toosiyay. Ameerikada koonfureed waa qaarad ku taalo koonfurta ameerika. Hordhac Latin Ameerika () waa magaca qaarada Ameerikada Koonfureed kaasi oo uu bixiyay boqor la odhan jirey Maximilian I kaasi oo ka talin jirey agagaarka wadanka maanta loo yaqaano Meksiko. Qaarada Lati...
2098
Woqooyiga Ameerika
Waqooyiga Ameerika (; Af Carabi: أمريكا الشمالية) waa qaarada shanaad ee ugu wayn deegaanda dhulka. Qaaradani waxaa ku yaala sadex wadan oo kali ah, kuwaasi oo kala ah: Waqooyiga Ameerika waa mid ka mid ah guud ahaan Waqooyiga Xeebta iyo ku dhowaad dhammaanba qaybta Galbeedka Galbeed; waxaa sidoo kale loo tixgeliyaa qa...
2099
Antarktika
Kani waa maqaal ku saabsan qaarada Antarktika. Qoraalo kale fiiri Cidhifka Koonfureed Antarktika (; ; loogu dhawaaqo: iyo )Harper Douglas, Antarctic, Online Etymology Dictionary waa qaarada ugu xigta koonfurta Aduunka, taasi oo juquraafi ahaan noqoneysa Cidhifka Koonfureed ee dhulka. Qaarada Antarktika waxay ka mid t...
2100
Ooshiyaaniya
Cusub Kaledoniya Dawladaha Federaalka ee Mikronesia Fiji Faransiis Bolinesiya Guam Jasiiradaha Kalluunka Jasiiradaha Marshall Kiribati Nawru Niyuusiilaand Niue Mareykan Ah Samoa Balau Baabwa Cusub Guinea Samoa Tokelau Tonga Tufalu Ustareliya (Awstraaliya) Fanwatu Pacific Islands Forum Qaaradaha
2101
Badweynta Hindiya
w:es:indian ocean w:tr:Hint altkıtası w:it:Oceano Indiano Badweynta Hindiya (; ) waa badweynta sadexaad ee ugu wayn aduunka taasi oo dhacda bariga qaarada Afrika, koonfurta Aasiya ilaa galbeedka Badweynta Atlaantik. Badweynta Hindiya waxay ka mid tahay baddaha aduunka ugu waaweyn waxaayna u dhaxeysaa qaaradaha Afrika, ...
2103
Badweynta Atlaantik
w:en:atlantic ocean w:es:Océano Atlántico Badweynta Atlantika (ingiriis: Atlantic Ocean) waa biyo dhanaan oo aad u baaxad wayn isla markaana qariya 20% oogada biyaha dhulka. Badweynta Atlantika waxay ku fadhidaa baaxad dhan 106,400,000 square kilometres, waana bada 2aad ee ugu wayn badwaynta dhulka. Badweynta Atlan...
2104
Badweynta Baasifiga
Badweynta Pacific waa badweynta ugu weyn caalamka marka loo eego kuwa kale. Magaca badweynta Pacific waxaa ubixiyey badmaax Bortuqiis ahaa. Wagaciisa waa Fardinan Magilaan sanadka markuu ahaa 1521 miilaadiga. Sababta uu ugu bixiyey in ay aheyd badweyn (degan). Magaca Pacific waxaa loola jeedaa "degan" run ahaantii waa ...
2107
Jabuuti
Jabuuti (; Af-Canfari: Gabuuti; ) loona yaqaan Jamhuuriyada Jabuuti waa dal yar ee ku yaala bariga Geeska Afrika. Jabuuti waxaay xad la leedahay Iritareeya xaga waqooyi, Itoobiya xaga galbeed iyo koonfurba iyo Somaliland oo ka xigta koonfurbari. Dhinaca kale Jabuuti waxaa ka xiga Bada cas iyo Gacanka Cadmeed. Taariikh...
2108
Shiinaha
Shiinaha, [k] si rasmi ah Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha (PRC), waa waddan ku yaal Bariga Aasiya. Waa waddanka adduunka ugu dadka badan, oo ay ku nool yihiin qiyaastii 1.4 bilyan oo qof sannadka 2019. Waxay ku dhowdahay qiyaastii 9.6 milyan kiiloomitir oo laba jibbaaran (3.7 milyan mi2), waa waddanka saddexaad ama afr...
2109
Koonfur Afrika
W:Fr:Afrique du Sud W:Yo:Gúúsù Áfríkà Koonfur Afrika waa wadan ku yaalo koonfurta hoose ee qaarada Afrika, waxaana ku wareegan buuro oo daris la ah badweynta hindiya oo ka xigta dhinaca bari iyo badweynta atlaantik oo ka xigta dhinaca galbeed.Wadankaan waxoo xuduud la leeyahy wadamada Musanbiig, Simbaabwi, Nambiya, Bot...
2110
Turki
Shacabka turkiga ama Turki (), waa Qoowmiyad ugu horaysay dagaan ahaan Turkiga, waana dhulkii ay ka dhisnayda Cusmaaniyiinta halkaasoo ay ku yiileen xarumaha taasoo ay ku sugnayd wax badan. Turkiga ama Turki (Turki: Türkler), oo sidoo kale loo yaqaano Turki Turki (Turki: Anadolu Türkleri), waa koox qabiil oo Turkiga ah...
2113
Jabaan
Jabaan (Af-Jabaaniis:日本: Nihon ama Nibon magaceeda oo dhameestiran:日本国 :Nibon-koku ama Nihon-koku, waa wadan jasiirado ka sameesan, oo ku yaalo Badweynta Baasifik ee qaarada Aasiya. Wadankaan waxoo daris la yahay Badda Jabaan, Shiinaha, Koonfur Kuuriya, Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka Dadka tiriskii laga qaaday jabaan 19...
2114
Ruushka
Ruushka () ama Ruushka Fedaraalka ah waa waddan ku fidsan qaaradaha Bariga Yurub iyo Waqooyiga Aasiya. Dalku wuxuu ku fidsan yahay laga bilaabo Badda Baltic ee galbeedka illaa Badweynta Baasifiga ee bariga, iyo Badweynta Arktik ee woqooyiga ilaa Badda Madoow iyo Badda Caspian ee koonfurta. Ruushka wuxuu daboolayaa 1...
2115
Qaaradaha
Qaaradaha uu aduunka ka koobanyahay Dunida 7.93 Billion Kofinka Ameerikada waqooyi 368 Milyan Afrika 1.3 Bilyan Yurub 747 Milyan Aasiya 4.6 Bilyan Ameerikada koonfureed 653 Milyan Antiarktis Ooshiyaaniya Austareeliya Sido kale wadamada qarbaa manhajkoda waxabarashada ku jirtaa in ay Raashiya ama Ruushka ...
2143
Wabiga Shabeelle
Wabiga Shabeelle (; ) waa webi ka soo bilaabma deegaanada sare ee Itoobiya ee goobaha Ogadenia, kaasi oo dhexmara koonfurbari wadanka Soomaaliya ilaa uu ka gaadho badda Soomaaliyeed oo uu ku dhamaado. Intaas waxaa dheer in webigani ka soo burqada dhulka sare buuraleyda wadanka itoobiya isagoo soo aadka koofur bari s...
2144
Wabiga Jubba
Wabiga jubba waa wabiga koowaad ee ugu wayn dalka somalia waana wabi aad ubalaaran . Waxaa uu ka soo bilaawdaa wadanka Ethiopia sida wabiga kale ee Shabeele, wabigaan waxoo dalka ka soo galaa magaalada Doolow wuxuuna gaaraa ilaa iyo Deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubada Hoose, Wabiga jubba dhirikiisa waa 800 km. 533km w...
2191
GSM
Habka Isgaarsiinta Caalamiga ee teleefonada gacanta (Af-Ingiriis Global System for Mobile Communication markii la soo gaabiyo GSM (Soo gaabintiisa asalka ah: Groupe Spécial Mobile) waa farsamo iyo shuruuc la dejiyay taasoo sababtay in telefoonada gacanta ee caalamka ee isu soo dhawaadaan oo ay sahlaan in horumarintooda...
2201
Cadale
Cadale Magaalo Ay Dagaan Qabiilada Somaalida Lkn Ay U Xoog Badanyihiin Abgaal (cabdale caroone)iyo ( Celi Cumar galmaax ) iyagoo lagu Xudumay Degamada Maadaama Aysan Nidaamyada Kale Ee Dowlada Wax Kulaheen Cadale () waa degmo dhacda koonfurta (Shabeellaha Dhexe) Soomaaliya. Sidoo kale waxay dhacdaa Badweynta Hindiya e...
2203
1976
1975 - 1976 - 1977 Dhacdooyin Dhalashooyin Dhimashooyin Mao Zedong Madaxda Aduunka Sanad
2204
Bilaha
Kani waa maqaal ku saabsan Bilaha Sanadaha. Qoraal ku saabsan bisha fadlan fiiri dayax. Isticmaalo kale oo ku saabsan bilaha fiiri Bil. Bil (astaan: ), weedh Bilo ama Billo Wadar bilood (Ingiriis: month; Carabi: شهر) waa tiro wakhti ah lagu qiyaaso wareega dayaxa, sidoo kale loo isticmaalo xisaabinta wakhtiga sanadka....
2206
Janaayo
Sanadka Miilaadiga bishiisa koowaad. Bisha janaayo waxay ka koobantahay 31 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Jan. 27 Janaayo - Maalinta Xusuusta Holocaust ee Caalamiga
2207
Febraayo
Sanadka miilaadiga bishiisa labaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Janaayo iyo Maarso . Bisha Febraayo waxay ka koobnaan kartaa 28 ama 29 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa feb. Afartii sanaba mar ayey noqotaa 29 maalmood. 21 Fabraayo: Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo
2208
Maarso
Maarso () waa sanadka miilaadiga bishiisa sedexaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Febraayo iyo Abriil. Bisha Maarso waxay ka koobantahay 31 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Mar.
2209
Abriil
Sanadka miilaadiga bishiisa afraad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Maarso iyo Maajo. Bisha Abriil waxay ka koobantahay 30 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Abr.
2210
May
Sanadka miilaadiga bishiisa shanaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Abriil iyo Juun. Bisha May waxay ka koobantahay 31 maalmood.
2211
Juun
Sanadka miilaadiga bishiisa lixaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Maajo iyo Luuliyo. Bisha Juun waxay ka koobantahay 30 maalmood.
2212
Luuliyo
Sanadka miilaadiga bishiisa todobaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Juun iyo Agoosto. Bisha Luuliyo waxay ka koobantahay 31 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Luu, waxay kula baxday magaca Luulyo waa bishii ay midoobeen labadii Soomaaliyeed ee Talyaaniga iyo Ingiriisku kala gumeysa jireen waana luul ama dheyman.
2213
Agoosto
Sanadka miilaadiga bishiisa sideedaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Luuliyo iyo Sebteembar. Bisha Agoosto waxay ka koobantahay 31 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Ago.
2214
Sebteembar
Sanadka miilaadiga bishiisa sagaalaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Agoosto iyo Oktoobar. Bisha Sebteembar waxay ka koobantahay 30 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Seb. Maalinta Caalamiga ah ee Turjumaada, 30 Sebteembar
2215
Oktoobar
Sanadka miilaadiga bishiisa tobnaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Sebteembar iyo Nofeembar. Bisha Oktoobar waxay ka koobantahay 31 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Okt.
2216
Nofeembar
Sanadka miilaadiga bishiisa toban iyo koowaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Oktoobar iyo Diseembar. Bisha Nofeembar waxay ka koobantahay 30 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Nof.
2217
Diseembar
Sanadka miilaadiga bishiisa toban iyo labaad ahna bisha ugu dambeyso sanadka. Bisha Diseembar waxay ka koobantahay 31 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Dis. 5 Diseembar
2220
Mošovce
Mošovce (1380 oo qof), waa tuulo muhiim ah oo ku taalo bartamaha Slovakia, waxee leedahay meelo badan oo taariikhi ah, waxaana ku dhashtay Abwaanka caanka ah ee Ján Kollár. Ka badan iskuxiriir www.mosovce.sk Yar kutub Wacaal Drienok Masawir Commons:Mošovce Islofaakiya
2230
Beledweyne
Beledweyne (, ) waa caasimad ku taala badhtamaha wadanka Soomaaliya. Magaalada Beledweyne waxay dhacdaa Degmada Beledweyne, waxayna tahay magaalo madaxda Gobolka Hiiraan. Intaas waxaa dheer, magaalada Beledweyne waxaa dhex mara Webiga Shabeelle, waxaana lagu qiyaasaa in magaaladani tahay mida afaraad ee ugu baaxada we...